Kooriyada waqooyi oo u hanjabtay reer galbeedka

Kuuriyada waqooyi ayaa sheegtay in ay dardar galineeyso howladeeda nukliyeerka kaasoo ka socda saldhig ku yaala waqooyiga Pyongyang,
Waxeeyna sheegtay in ay kordhineeyso saldhigyada nukliyeerka.

Kuuriyada waqooyi ayaa intaa ku dartay in ay  adeegsan doonto hubkeeda nukliyeerka mareeykanka hadii ay doonto.

Waxeey jaloo sheegtay in diri soonto sataletka si ay hubkeeda ugu rido meelaha fog fog.

Kuuriyada waqooyi ayaa wal wal xoogan ku abuurtay reer galbeedka.

BIYACADE