Shabaabku Shartoodii Nagala shaafiyaye Yaa noo sheekh ah

Biyacade

Shabaab macnaheedu waa dhalin yaro marka loo eego luqada carabiga balse haatan waa urur diimeed ka dagaalama soomaaliya gaar ahaan koonfurta soomaaliya

Ururka al shabaab waxeey dagaalo dad badani ku dhinteen la soo galeen. hogaamiyayaal soomaali ah ku waasoo ka shaqeeynayay danaha dowlada shishiyeeye iyo gaalo isu biirsatay la dagaalanka islaamka

2006 soomaaliya waxaa ka soo baxay Urur sheeganaya diinta islaamka kuwaasoo ay ka buuxday siyaasad qabyaaleed gacantana ku dhigay koonfurta soomaaliya ayagoo dagaal la galay hogaamiya kooxeedyadii ka fogaaday alle iyo rasuulkiisa.

Balse maxaakiimta oo ay ka buuxaan kuwa aan daacad u aheeyn islaamnimada oo xukum raadis ah iyo qolya daacad ah oo yar baa kasbaday taageero wanaagsan ayagoo helay dhaqaale aduunka islaamka soo dirayay sida kuweeyd, qadat. Imaaraadka iyo sacuudiga.

Isla sanadkii 2006 ayaa boorka laga jafay dowladii uu madaxweeyne ka ahaay cabdulaahi yuusuf taasoo ay dhaqaale ku bixiyeen cadawgii ilaaheey ee uu hogaanka u haayay mareeykanka taasoo…

View original post 425 more words