wiil dhalin yara soomaali ah oo lagu dilay magaalada Cape Town ee dalka koonfur afrka

Nin dhalin yara soomaali ah oo lagu dilay magaalada Cape Town ee dalka koonfur afrika

Marxuum cabdi kuus oo aha darawaal iibiya alaabta loo yaqaano bagaashka ayaa lagu dilay tuulada deylaf ee ka tirsan magaalada Cape Town 

Ninkaan ayaa la dilay saakay asagoo ku jira howlhihii suuq geeynta alaabta

 

Allaha u naxariiste marxuum cabdi kuus ayaa alaabta geeyn jiray dukaamanka soomaalida

 

Mana aha markii ugu horeysay ee qof soomaali noocaan oo kale loo dilo

Ciidamada koonfur afrika ayaan daneeyn dhibaatada loo geysto dadka ajaaniibta gaar ahaan soomaalida taasoo loo aaneeynayo in ay jiraan cunsuriyad nimada ka muuqata ciidamada marka aad tagto saldhigyada lagu qora oobiaya