SHEEKA XIISA BADAN O DHEX MARTAY TABLIIQ IYO NINKA REERKIISA LA JOOGAY

coollogo_com-31676483

 
Bari baa waxaa dhcay sheeko shex martay tabliiq iyo nin reerkiisa la joogay Niman socota ah oo diinta faafiya lana magac baxay Tabliq Fidinta Diinta Alle ayaa u yimid nin Reer kiisa la joogay markaa beey ka codadeen in uu raaco Ninkii baa ku yiri ina adeer yaaloww idin ma raaci karo# waxeey yiraahdeen waa in aad na raacda waxaan dooneey naa in aan diinta fidino waa uu ka cudur daartay wuxuuna ugu jawaabay waxaa cidla ah reerkeyga kamana tagi karo waxeey si degan ugu sheegeen in ilaaheey uu la jiro marnaba aysan cidla aheeyn Asagoo ka xun ayuu raacay, waxeeyna bilaabeen in ay sii wadaan howshoodee wacyi galinta maalin kadib ayeey wadaadkii diriqa lagu soo kaxeeyay uga tageen alaab jiscin ah oo ay wateen ayagoou sheegay in ay tuula yara ka fog ay gaari doonaan si ay wacyi galin uga soo sameeyaan Ninkii ayaa asagana alaabtii ka dhaqaaajiyay oo daba raacay Tabliqii muddo 20 daqiiqa ah mar uu daba socdo ayeey arkeen waxeeyna is weeydiiyeen NINKAAN ayagoo midba mid ka kale oranaya soo wadaadkaan ma ahan kii aynu alaabta uga soo tagnay waxeeyna isku raaceen in uu ahaaa Markaas beey ku yiraahdeen war sheekhoow meeyay alaabtii aanu kaaga soo tagtay Waxa uu ugu jawaabay waxaan uga soo tagay @ILAAHEEY waxeey yiraahdeen balaayo war alaabtii la yacday oo lumisay WUXUU KU YIRI CARUURTEYDII SOO ILAAH BAA U MAQAN IMA AADAN ORANINA