dilalkii loo geysan jiray soomaalida koonfur afrika soo soo cusboonaaday

bi

Dilalkii loo geeysan jiray soomaalida koonfur afrika ayaa dib u soo cusboonaadaylabadii maalin ee ugu dambeysay ayaa la dilay laba nin soomaali ah kuwaaasoo si arxan darra ah loogu dilay tuulooyinka ay ka gacansadaan soomaalida koonfur afrika

Habeenkii sabtida waxaa la dilay waaad lagu magacaabo shiikh cali kaa soo burcad hubeeysan ay ku dileen goobtiisa gacansi

gacan ku dhiig layaasha ayaa ka baxsaday goobta ay wax ku dileen mana jirto cid sii bada raacday

p;lice koonfur afrika oo sida caadada ah meesha soo gaara marka uu dhibka dhaco ayaa yimid baaritaan kadibna dib isaga laabtay mana jiro wax war ah oo ka soo baxa dowlada    happy valley near Cape Town

dil kale ayaa asna maalintii sabtida dhacay kaaso ka dhacay tuulo lagu magacaabo samoora wadaadka lagu dilay ayaa asna lagu magacaabaa jilacoow kaasoo asna ku sugnaa goobtiisa shaqada

Dilalka ayaa noqonaya kuwii isdaba jooga ahaa ee had iyo jeer loo geysan jiray soomaalida

xiriir aan la sameeyay ehelada dadka dhintaya ayaa i sheegay in ay lahaayeen caruur iyo xaas
ayadoo laba nin midkoo uu wada joogay muda 8 bilood oo qudha