Qaraxii labaad oo Muqdisho ka dhaca saacado gudahood: SAWIRRO

qaraxxun

gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay Hotelka Orientel oo horay loo oran jiray Hotel Banaadir, iyadoo xiligii qaraxa uu dhacayay uu hotelka ku jiray Taliyaha ciidamada Booliska Jen. C/xakiin Daahir Saacid. waana qaraxii labaad ee maanta ka dhaca Muqdisho.
Qaraxan ayaa waxaa sheegtay maliishiyada Al-Shabaab in ay ka danbeeyeen.Dhanka kale Qaraxii maanta lala beegsaday Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Sh/hoose Axmad Cumar ayaa waxaa uu ku waayay mid ka mid ah lugtiisa, iyadoo goobta laga qaaday isagoo aad u liido.

qaraxxun qaraxxun2

qaraxxun3 qaraxxun4 qaraxxun5 qaraxgaaari1

Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda