soomaalida koonfur afrika oo hubka loo sharciyeeynayo

Gudi heer qaran ah oo baaraya dhibaatada lagu haya somaalida koonfur afrika ayaa xaqiijiyay in ay jirto dhibaata baahsan oo heysa soomaalida ku dhaqan tuulada khaliisha ee ka tirsan gobalka wistan cape magaalada capetown
Police koonfur afrika ayaa lagu eedeeyay in ay u geeystaan dhac iyo dhibaato soomaalidaasi
Gudigaan ayaa sheegay in la siin doono hub ay isaga difaacaan burcada had iyo jeer soo wareeerta
Police ka ayaana dheg shaq u siin marka ay soo wacaan soomaalida waxeeyna weeydiistaan lacago baad ah’ marka ay yimaadaan dukaamanka waxeey geeystaan tuuganimo ula kac ah
Hadii ay dhacdo oo soomaalida loo sharciyeeyo hubka waxaa yaraan doona dhibka baaxada weeyn leh ee soo wajaha soomaalida ku nool tuulada khaliisha