Arin fool xun oo ka dhacday ingriiska

biyacade

biyacade

Koox Soomaali dumar ah oo ku nool waqooyiga London ayaa ka cabanaya go’aan ay dowladda Britain ku gaartay in ilmo Soomaali ah oo la siiyey dumar isqaba oo caddaan ah.

Illaa 50 dumar ah ayaa ku banaanbaxay illinka hore ee dhismaha dowladda Hoose ee Harrow, London, iyagoo ka cabanaya go’aankaasi foosha xun.

Ilmahani ayaa waalidkooda laga qaatay, lana siinayaa qoys korsanaya, laakiin qoyska waa mid gaalo ah, islamarkaasina ah dumar iyagu is qaba.

biyacade

biyacade