gaalada oo walwal badan ka qabta mucaaradka siiriya

downloaddoowladaha reer galbeedka ayaa muujiyeey walwal dhanka mucaaradka siiriya ,
kulamo ay yeesheen mas uul ka ritsan doowlada bishaarul asad iyo mas’uul ka socda mareeykanka ayeey ka wada hadleen is kaashi dhanka islaamiyiinta mayalka adag ee ku ndhex jira mucaaradka siiriya
biritin iyo mareykanka ayaa joojiya taageradii ay siinayeen mucaaradka siiriya ka gadaal markii ay soo xoogeeysteen dadyowga u haajiraya dalka siiriya oo ka qeeyb qaadanaya dagaalka lagu la jiro dowlada shiicada eah ee bishaarul asad
dhanka kale midowga yurub ayaa walwal ka muujiyay dad u dhashtay yurub oo u haajiraya dagaalada ka socda suudaan soomaaliya iyo siiriya kuwaasoo ay ku sheegeen dad gaaraya ilaa 1200 qof ka qeeyb qaadanaya dagaalo lana siinayo tababaro ay kula dagaalamaan cadaw ka gaalada ah