dagaal ka dhacay mahadaay o qasaare xoogan geeystay

download (1)Dagaal ay soo qaadeen shabaabka ka arimiya meela kamid ah deegaanka shabeelada dhexe ayaa ku dilay lix ka mid ah ciidamada dowlada
Degamada mahadaay oo dagaal xoogan ka dhacay ayaa geeystay qaraasa baaxad weeyn
Dhimashada ayaa la xaqiijiyay lix ka tirsan ciidamada dowlada in ay ku geeriyoodeen.
Ururka alshabaab ayaa baneeysta dhiiga dad aan wax galabsan ayagoo si arxan darra ah u dila dadka
Mahadaay ayaa ah degma ku dhaw jowhar wixi faah faahin ah e soo kordha waxaan ku soo daabici dona boggayaga