abtiyoow aakhiraan joogaa

download (3)Abtiyoow aakhiraan joognaa
Waxaa Jiray Nnbaadiya dagan ee xamar
uso qaatay QORYOO uu beeciyo waxey
eheed waqtigi ugu horeeyay ee xamar
uu yimaada, Tilmaanta suuqa AABIHI soo
siiyay, lakiin Nasiib xumo BAABUUR ayaa
Jug-siiyay loona soo qaday Hospital DIGFEER. waxa jiray seeri ama xariif suuqa-
ceelgaab lagu soo sakiimeeyay ee
Hospitalka jifay asigana. Sheekada sidaan ayey u dhacday: BADDIYE: wuu soo naaxay(), wuxuuna
bilaabay dhinacya fiir fiiris, wuu ama
kaagay wuxuu is weydiiyay xagee
joogta? wuxuu weydiiyay XARIIFKI
dhinaciisa jiifay(Seeeriga suuqa ceelgaab
laga keenay) BAAIYE: walal meeshaan waa xagee? XARIIFKA: wuxu arkay BAADIYA in uu
warersanyahay.
XARIIIFKA: abti AAQIRO ayaa joogtaa.
BAADIYE: eebow aduunyo maka soo
guuray?
XARIIF: haa BAADIYO: dadkaan qeelinaayo eee
taahayo maxa ku dhacay?
XARIIIF: naarta ayaa loo qoray oo loo
wadaaa.
BAADIYE: kuwa iska hurda, ee amusana?
XARIIFKA; qaarkood janada ayaa loo qoray, qaarna weli meel looma qorin.
BAADIYE: kuwa dharka cad cad wata ee
korsocda ee marba qaf utagaya waa
maxay?
XARIIFKA: malaa-igti waaye.
BAADIYE: adiga iyo aniga xagee nagula qoray?
XARIIFKA : weli.
BAADIYE: dariishada fiiriyay. kadibna
arkay amblaas, iyo geel qoryo wado.
BAADIYE: baabuurka iyo geela qoryaha
wada maxaa AAQIRO keenay? XARIIRF: qoryaha naarta ayaa lagu
shidayaa, baabuurka qafti ordo ayaa lagu
so qabanayaa.
BAADIYE: miyaa la fakan karaa?
XARIIFA: orod maleedahay?
BAADIYE: marka aduunyo jogay nin weligey ima qaban, aniga ayaa ugu orod
badnaa meesha aan degenaay, ee
addunyo orod maku tegi karaa waa is
hubaaaye. XARIIF: haa duqa maxaa sugee dhinac
walba waad kafan kartaa..cagaha furo..
BAADIYE: orodka aduunka..