xildhibaanada baarlamaanka oo leh kulamo xasaaasi eh

120828171019_somali_speaker_512x288_reuters_nocredit

ΚÜ šôõ ÐΗΔwΑΑw βìŸΔcΔÞ∑ ↓

 

Xildhibaanadan oo tiradoodu ka badnayd 160 ayaa waxa ay qadada kadib ka hadleen sida xaalka us yahay iyo qorshadhooda ah sidii codka kalsoonida loogaga laaban lahaa ra’iisal wasaare Saacid.

Kulan uu yeelanayo baarlamaanka berito oo 30ka November ayaa la filayaa in xildhibaanada ay ka doodaan mooshinka laga keenay ra’iisal wasaaraha,waxaana warar lagu kalsoonaan karo ay sheegayaan in berrito cod loo qaadi doono sii joogista ra’iisal wasaare Saacid ee xafiiska ra’iisal wasaaraha dalka.

View original post 149 more words