soomaalida koonfur afrika oo hadal haya dhimashada nesel mandeela

mandela

madaxweeyne madow ah oo xil qabka kii ugu horeeyay

Soomaalida koonfur afrika oo hadal haaya dhimashada nesel mandeela’

Madaxweeynihii ugu horeeyay ee madow ah ee koonfur afrika oo geeriyooday

Nedel mandiila ayaa ku geeriyooday kurigiisa oo ku yaalay magaalada johanisberg

Mandeela ayaa ahaa 95 jir ‘ wuxuu dhashtay 1918
Mandeela waxaa dhalay oday boqol ka ahaay qooyska mandeela
Waana qabiilka soomaalidu ay u taqaan qoose

Dadka madowga ah ayaa inta badan waxeey soomaalidu ugu han jabaan in ay bixi doonaan marka uu dhinto mandeela

Saakay oo jimca ah waxaad arkeysaa madowga koonfur afrika oo ku dhahayaa ‘ SOOMAALIYA HAAMBAH’ oo ay kala jeedaan malaha soomaaliya waad baxeeysaan

Tani ayaa oodin ku noqotay soomaalida koonfur afrika oo saakay dhegaha u taagaya sida xaalku ahaan doono maanta ka dib

Mandeela wuxuu ahaa ninkii diiday in la toogto tuugada wax dhacda asagoo sheegay in dadkiisay ay baahi daraadeed wax u dhacaan u na dilaan taasoo keentay in tuugado ay noqdaan kuwa sideey doona wax u u gaarsan kara

Dilka loo geeystay soomaalida koonfur afirka ayaa lagu qiyaasaa 2000 oo qof, laga soo bilaabo 2004 ilaa iminka a joogo

2006 ilaa 2009 ayaa la dilay dad kor u dhaafay ilaa 1300 qof

Mandeela oo ahaa ninka dunida ay ku amaantay nabada, waxaana la gudoonsiiyay bilada nabada ,

Waa madaxweeyne madow ah oo jeclaa dimoqoraadiyad waloow uu ahaa nin aan diina toona laheeyn’ muslim iyo kristian intabada’ ayaa hadana ahaa mid ku wanaagsan xagga banii aadamnimada iyo nabada ‘

Si kastaba ha’ahaatee mandeelaa ayaa bakhtiyay oo u hoyday godkii aakhiro waxaana. Tacsi u diray beesha caalamka oo loola jeedo mareykanka iyo xulafadiisa

Waxaa kaloo tacsi diray dhamaan dowladaha afrikaanka ah