soomaali lagu dhaawacay tuulada khayelitsha ee maggaalada capetown

Dil-Koonfur-AfrikaSoomaali lagu dhaawacay tuulada khayelitsha ee magaalada capetown.
Wadaad lagu magacaabo macalin cabdi ayaa la dhaawacay ka gadaal markii ay burcad hubeysan ay u soo galeen .
Xiriir aan la sameynay goob joogayaal ayaa noo suurta galin in aan helno wax faah faahin ah .
Xalay ayeey aheyd markii wiil soomaali lagu magacaabo xurjaan la dilay dukaankiisina la dhacay . Dilka oo sabab looga dhigo dadka madowga ah oo u laabanaya baadiyaha raadinaya wax ay ku noqdaan oo qarash ah kaasoo ay ku tuamn lahaayeen habeenka kirismaska
Soomaalida south afrika oo loogu yeero dila doowlad ma lahee