Dilkii loo geeysan jiray soomaalida koonfur afrika oo soo kordhay iyo waqtiyada kirismaska oo la galay

IMG_16655148787305Dilkii loo geeysan jiray soomaalida koonfur afrika oo soo kordhay iyo waqtiyada kirismaska oo la galay.
Waxaa caawa la dhaawacay wiil soomaali ah oo ganacsi kulahaa gobalka westerncape Ee magaalada capetown wiilkaan oo gacansi ku lahaa meel tuulo ah oo lagu magacaabo samoora ayaa dil loo geeystay lana dhacay hantidiisi ma jiro wax war dheeraad ah oo ka soo baxay xaalada wiilka
Wiilka magaciisa oo sedaxan kala soco boggayaga ee ah biyacade.wordpress.com