Waxaa la yiri’ Laba weey kaa horeeysaa mana Gaartid Laba weey ku garab jooggtaa mana ka maarantid Laba weey ku bada joogtaa kaamana haraan

615786-moneypoint-blast-620x330Waxaa la yiri’ Laba weey kaa horeeysaa mana Gaartid Laba weey ku garab jooggtaa mana ka maarantid Laba weey ku bada joogtaa kaamana haraan”
Laba weey ku horjoogtaa mana gaarid:- Aduunyada IYO Hamiga weey ku hor joogaan mana gaartid’ Aduunyada sida aad u buriheeyso ayaad dhimaneysaa ayaduna weey ka soo hareysaa waxaana ku Lamanaana Hamiga oo ah kan kuugu diraya Hamigaaga na ma dhamaanayo oo adoo wali Hami kuugu jiro ayaad dhimaneysaa”

Laba weey ku garab joogaan kamana maaran tid:- muragada iyo farxada” Maalin waa murugo oo waxaa dhimanaya ehelkaada ilmahaada Iyo asaxaabtada waxaa dhib soo gaaraya wax aad u damqato” Maalina waa farxad oo waxaad guursatay haween waxaa ku dhashtay awlaad’ waxaad heshay wax aad ku hamineysay” waligaa iyo allahaa inta aad nooshahay Murug iyo Farxad ku tasho

Laba ku daba joogta wa”Duqnimada iyo Geerida
Hoyadaa maalintii ay ku dhashay waxaa kuugu kor dhaya duqnimo waxaa sii yaraanaya dhalintaada”
Geeriduna waa ay kaa daba cararee inta ay ku qabataana kaa hari meeyso
‘ Biyacade.wordpress.com

RAYIGA HALKA HOOSE BUUXI
NALA wADAAG FACEBOOK’