Madaxweyne Xasan Sheekh “Cadawga wali waa nagu soo maqan yahay. hala feejignaado”

Write about your strongest memory of heart-pounding belly-twisting nervousness: what caused the adrenaline? Was it justified? How did you respond?

Imagesiiriya waxaa dagaal kula jiro kooxo islaami ah oo taageera ka hela sacuudi carabiya turkiya iyo wadama kale kooxdaani oo dagaal ba_an kula jirta doolwada bishaaru asad ayaa  hadana waxaa meel dheer ka soo hadlay qolyaha galada ee ku midoobay la dagaalanka islaamka kuwaaso  la magac baxay qaramada midoobay .

mareeykanka oo ah doowladaha ugu awooda badan aduunka ayaa taageera siiyay mucaaradka siiriya hadana kuma  kalsoona mucaaradka waayoo wuxuu uga baqayaa in ay yihiin kuwa kitaabka alle wax lu xukuma/ yahuuda ayaa iyana garab istaagtay qolyaha islaamiyiinta ah gaaladu weey taagereen mucaaradka siiriya