cabdulaahi maxamed xasan iyo shaacir shidane

waa laba saaxibba ah oo kuwa nool dalka koonfur afrika

One response to “cabdulaahi maxamed xasan iyo shaacir shidane

  1. Reblogged this on Biyacade and commented:

    Xildhibaanadan oo tiradoodu ka badnayd 160 ayaa waxa ay qadada kadib ka hadleen sida xaalka us yahay iyo qorshadhooda ah sidii codka kalsoonida loogaga laaban lahaa ra’iisal wasaare Saacid.

    Kulan uu yeelanayo baarlamaanka berito oo 30ka November ayaa la filayaa in xildhibaanada ay ka doodaan mooshinka laga keenay ra’iisal wasaaraha,waxaana warar lagu kalsoonaan karo ay sheegayaan in berrito cod loo qaadi doono sii joogista ra’iisal wasaare Saacid ee xafiiska ra’iisal wasaaraha dalka.

Comments are closed.