dagaal xoogan oo dhacay biyacade iyo ciidamada dowlada oo laga itlaa roonaaday abaabul ay wadaan ciidamada dowlada oo ka socda mahadaay

dagaal xoogan oo dhacay biyacade iyo ciidamada dowlada oo laga itlaa roonaaday abaabul ay wadaan ciidamada dowlada oo ka socda mahadaay

war hada na soo gaaray ayaa sheegaya in ciidamada doowlada oo weerar ku gaaday deegaanka biyacade ay ku dhinteen ugu yaraan o hal oo ah shabaab hal na dhaawac yahay xrirri aan la sameeynay shaqsi ku sugnaa goobta ayaa noo sheegay in uu arkay dhimasho hal oo ku labisnaa dareeska ciiidamada doowlada kaasoo uu ku sheegay in uu ahaa shabaab
dareeska oo ay wada wateen shabaab iyo doowlada ayaa socday dagaal xooggan oo qaatay saacado

2 responses to “dagaal xoogan oo dhacay biyacade iyo ciidamada dowlada oo laga itlaa roonaaday abaabul ay wadaan ciidamada dowlada oo ka socda mahadaay

Comments are closed.