INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN taxsi ku socota dhamaan reer biyacade

Allaha u naxariiste waxaan halkaan taxsi uga direeynaa marxuumISXAAQ CADDOW CUMAR oo ahaa gudoomiyihii maamulka degmada biyacade ee doowladi cabdulaahi yuusuf ahaana nin aad ula soo shaqeeyay shiikh cali dheere ururkii maxaakiimta 1995 ka talineeysay waqooyiga soomaaliya. Waxaan leenahay samir iyo iimaan allaha ka siiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuuma. Asagana jannada allaha ka waaabsho.
TAXSI KALKE
Waxaan asna magaalada jwohar ku geeriyooday oday nabadoon muxumad macoow kana tirsana ururka bisha cas ee ka howl gala magaalada jowhar hadii aan anahay bahda dhalin yarada reer biyacade waxaan xsi hawada u marineyna dhamaan ehelkii uu ka geeriyooday marxuum muxamud macoow

One response to “INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN taxsi ku socota dhamaan reer biyacade

Comments are closed.