xasan shiikh oo sawiradiisa lagu arkaya magaalada kismaayo

Dadweynaha Magaaladda Kismaayo ayaa
Maanta la arkay iyagoo sitay Sawirradda
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xassan
Sheikh.
Ciidamadda Amaanka Magaaladda Kismaayo
ayaa dhinacooda Maanta riday Madaafiic
xoogan oo ay ugu dabaal dagayaan Heshiiskii
Adis Ababa
Biyacade.wordpress.com