ISMARI WAAGA GAALADA MIDOOBAY EE ARIMAHA SIIRIYA

Ruushka ayaa diiday go’aan ka soo bixi
lahaa Qaramada Midoobay oo suuragelin
lahaa in la bur buriyo Suuriya si yahuudu gambad u hesho.
Cadawga islaamka ee mareeykanka ayaa u muuqda in uu haatan
ka quustay in uu taageero ka hela
Golaha ku midoobay baa bi’inta islaamka ee gaalada
Midoobay si uu u bur buriyo shacabka
Suuriya.
Gaalka weeyn ee Barack Obama ayaa
sheegay in uusan weli go’aan ku gaarin
in dalkiisu qaado tallaabo militeri.
Obama ayaa sheegay inay iska caddahay
in dowladda madaxweyne Bashar Al Asad
ee Suuriya ay dad rayid ah u adeegsatay
hubka wax gumaada ee kiimikada.
Ruushka ayaa ku gacansayray qaraar
qabyo ahaa oo la hor keenay shanta
xubnood ee joogtada ah ee Golaha
Ammanka.
Maraykanka ayaa Ruushka ku eedeeyay
macangagnimo.


ismari waaga gaalada Midoobay
Afhayeen u hadashay wasaaradda
arrimaha dibedda ee Maraykanka Marie
Harf ayaa sheegtay in Maraykanka uusan
oggolaan doonin in isamri waaga
diblumaasiyadeed uu difaac u nqodo
dowladda suuirya.
Qaraarka oo ay dawladda Britain soo
diyaarisay waxaa looga gol lahaa in in uu
waddada u xaaro tallaabo, sida hadalka
loo dhigay, lagu difaacayo dadka rayidka
ee suuriya.
Ruushka ayaa isaguna waxaa uu
hoggaamiyaa isbaheysi caalami ah oo
lagu taageerayo dowladda Suuriya.
Waxa uu doonayaa in laga warsugo
kormeerayaasha Qaramada Midoobay ee
ku sugan Suuriya oo la filayo inay
warbixin ka soo saaraan hubka kiimikada
ee Suuriya