cabsida soo wajahday gaalada mareeylkana iyo safaarafihii ay ku lahaayeen wadamada carabta oo ay qaarkood albaabada u laabayaan

badan koodu Wadamada Muslimiinta
gaar ahaan Wadamada Carabta.
Sidoo kale waxaa ku jira Safaaradaha la
xirayo Safaarado ku yaalada Qaarada
Afrika. Dowladda Maraykanka ayaa ka
digaysa weeraro oga imaanaya Xarakada
Alqaacido oo ay dhawaan Culimadooda
ku xasuuqeen Diyaaradaha Drone’ka loo
yaqaanno. Website’ka Laanta Socdaalka
Maraykanka ayaa lagu sheegay
Magacyada 21 Safaaradood ee la xirayo
Wadamada ay ku yaalaan!.
Waxaana kamida, Imaaraadka, Yemen,
Sacuudiga, Afganistaan iyo kuwo kale oo
badan, ka Eeg Webka Laanta Socdaalka
Maraykanka Magacyada Safaaradaha la
xirayo Halkaan Riix Ama Guji
Waa markii ugu horaysay ee Maraykanku
uu shaaciyo Cabsida uu ka qabo
Xarakada Al-qaacido isla markaana
Albaabada la iskugu laabay 21
Safaaradooda. Marayknaka waxaa la
ogaa Ciraaq in uu Ciidankiisa kala soo
baxay isla markaana Afganistaan uu kala
soo baxayo Ciidamadiisa Sanadka soo
socda, laakiin wali ma shaacin in
dagaalka uu kula jiro Muslimiinta
Alqaacido looga adkaaday, balse
tilaabadaan lagu xirayo 21 Safaaradood
ayaa muujinaysa Cabsida Maraykanku uu
ka qabo weerarada Al-qaacido!.
Dhagayso Warbixinta VOA MP3
Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9
or above) is required to play this audio
clip. Download the latest version here.
You also need to have JavaScript
enabled in your browser.
Isha Maqalka VOASOMALI

8313xiridsafaarado_usas.mp3