qisa cajiib ah oo aan ka xigtay walaalkeeey nuur bukhaari – qisadani oo ka dhacday wadanka koonfur afrika gaar ahaan magaalada capetown

images (2)Allahu Akbar!!
Hanuunka Allah ayaa iska leh. Ayadoo wadada lugeeneeysa ayeey aragtay meel ay ku qoran tahay Islaam oo eheed xarun dadka diinta ku cusub wax
lagu baro.
Weey gashay sifiican ayaana loogu soo dhaweeyay,
wareeysi dheer kidib diinta ayeey aad ugu qanacday weeyna soo Muslimtay .
Lkn nasiib darro habiinki marki ay u laabatay xaafaddeeda ayadoo Muslimad ah ayeey ninkeeda u sheegtay inuusan agteeda ka soo dhawaan haddii uusan soo Muslimin sidi ayada ay u Muslimtay oo
kale,
bal arag Iimaanka sida uu u galay qalbigeeda, anagana gabdhaheeni Diinta ku dhashay ayaa la’arkayaa ayagoo ka
daba cararaya Niman gaalo ah SubxaanAllah.
Gabadhi marki ay ninkeeda ku dhahday haddii aadan soo Muslimin iisoo dhawaan meeysid, aad ayuu ugu xanaaqay wuuna
ka biya diiday,
taasina waxeey sababtay inuu dilo halkaasina ay ku shahiido. Kidib marki uu dilay ninki gabadha Muslimadda eheed ayaa waxaa isku soo baxay dadka deegaanka dhamaan,
kidbna waxeey u kuur-galeen sababta ka
danbeeysay dilka gabadha, waxeeyna ogaadeen sababta ineey tahay soo
Islaamiddeedi wax kalana aysan jirin,
marki ay ogaadeen xaqiiqda ayeey go’aan ku gaareen ineey ninka dilaan asagana.
Ilaaheey amarkiis dadki xaafadda ayaa si xanaaq leh dagaal ugu qaaday ninki,
taasina waxeey sababtay inuu asagana halkaas ku geeriyoodo.
Yaana kaa’iloobine dadka deegaanka ee aan soo xusnay ineey dileen gaalki
gabadha Muslimadda eheedna u gargaareen ma’eheen dad Muslimiin ah ee
waxeey ahaaayeen dad gaalo ah balse uu
hanuun ku soo food lahaa. Ugu danbeeynti halka ay dhibaatada ka dhacday ayaa waxaa gaaray ragg
Daaciyiin ah oo ka tagay halki ay gabadha ku soo Muslimtay,
waxeeyna la fadhiisteen dadki deegaanka,
dacwada ayeeyna u gudbiyeen
Alxamdulillah,
hadda dhamaan dadki dariska la’ahaa gabadha shahiiday dhamaan waa
Muslimiin AlxamduLillah.
Qisadan waxeey ak dhacday South Africa Cape Town.
by Noorbukhaari
https://m.facebook.com/photo.php?fbid=645322848812425&id=100000041463371&set=a.307449485933098.82399.100000041463371&refid=17