wararka soomaalida south afrika

Inta la og yahay kow iyo toban dukaan ayaa la boobay in ka badan boqol dukaan weey isaga soo carareen lokeeyshinki ay joogeen dhibka ayaa bilaawday shalay waxaana wararku sheegayaan in dadka boobka wada ay yihiin madoow south afrikaan oo ku qeeylinaya naga baxaano dadka aan u dhalan wadanka siiba soomaalida oo ay ku sheegeen in ay la wareegeen dhamaan ganacsiga wadanka iyo dhaqaalaha, arintaan ayaa ku soo aaday xilli uu dhintay madaxweeynihii ugu horeeyay dalka koonfur afrka nasel mandheela oo ahaa ninkii u dagaalamay gobanimada wadanka koonfur afrika. Nadal madeela ayaa la qariyay dhimashadiisa sababa jira awgeeda . Madowga south afrikaan ka ayaa oranaya soomaaliya haamba
Oo ah soomaaliya baxa. Mana jiro wax war ah oo ka soo baxay sowlada koonfur afrika oo ku aadan soomaalida sie ba.an loogu dhibo dalkaan