bisha ramadaan kheyr keeda

Bisha barakeysan ee ramadan iyo
waxyaba la cuuno soonka maxa maac
iyadoo bishaani tahay bil ilaheey ugu
talagay umada islaamka ah in aay ka
fa’ideystaan kheyrka ka buuxa bishaan.
Rabi subxaana watacala aya
qur’aankisa ku sheegay in bishaan aay
la fadli tahay 1000 bilood oo marka la
qiyaaso u dhiganta 84 saano bal firi
halbi oo aad ka faideysato waxaad
heleysa 84 saano waxaad heeli la
heeyd.
Bishaan soonka ma ahaan in baahi
leysku diilo waan in aad buuxisa
sharuudaha laga bahaan yahay ee aad
ku heeli karto soonkada oo aan ka jebin
kana fogaato waxii ilaah ka xarimay oo
dhaan.