xijaabka haweenka

XIJAABKA HAWEENKA..
gabadha ka xijaabata raga ajnabiga ka
ah rabi wuxuu siinayaa labo abaal
gud .. Midka koobaad : waxey ahaan
mida haweenka ukheyrka badan .
Mida labaad : waxey ahaan mid lagu
barto cafiifnimo iyo heybad..
nabigu s.c.w. wuxuu yiri:(Safka
haweenka ee salaada waxaa ukheyr
badan midka ugu danbeeya ) waxaa
soo saaray muslim 664
rabina subaxaanahu watacaalaa wuxuu
yiri : ( Nabiyow ku dheh haweenkaaga
iyo gabdhahaaga iyo haweenka
muuminiinta isku dada shukadiina ,
taasaa idiinku dhow in la idin
aqoonsado oon laydin dhibine eebane
waa danbi dhaafe naxariiste ah ) al-
axsaab : 59