fanaanka reer faroole

Maamulka kibirka ku ba’ay ee pundland ayaa sheegay in ay ka fiirsanayaan xiriirka u dhaxeeyay sowlada soomaaliya ee ka jirta dhulka dagaalada aafeeyay ee koonfurta soomaaliya. warkani daciifka ah ee ay soo saartay maamul gobaleedka daba dhilifka u ah ithopia ayaa ku soo aaday xilli doowlada soomaaliya soo wajaheen dhibaato dhanka siyaasada iyo amniga ah. Warar duul duulaya ayaa sheegaya in maamulka pundland uu wado qorshe argagaxisnimo ah taasoo ku doonayo in indhaha caalamka qabtaan amni darrada ka socota magaalada muqdisho. Maamulka pundland ee doowlada soomaaliya ka sili la’dahay ayaa ahaa maamulki dhiibada u aasay maamulka kismaayo ee Uu hugaamiyo ninka ay isku heybta yihiin oo lagu magacaabo axmed modoobe oo daba ay ka riixayaan dadka u shaqeeya gumeysiga kenya ee xooga ku heysta dhulka soomaalidu leedahay ee aan dareemin danaha cadowga iyo gaalada keenya oo dooneeysa in kismaayo ay noqoto dhul ay kenya xukunto ayaa garab ka heleysa qabiilka ogaadeeniya oo u badan kuwa gumeysiga ku jira waxeeyna kaashaneysaa faroole oo caada qaate ah kana soo horjeeda mareexaan oo u janjeera dhanka nabada. Halka aad nagala socotaan waa http://www.biyacade.wordpress.com