guluf dumar rag ma ku jabay

ikraan waxeey soo wacay oday odayaasha xaafada kamid ahaa oo qaad cuna ahaa
waxeeyna siisay lacag dhan 200kun shilin soomaali ayoo u balan qaaday wax intaa ka dheeri ah
kana dhaa dhicisay sida ay wax u rabto nasiib wanaag xaafada waxay aheeyd mid ay joogaan odayga lacagta la siiyay ee la doonayo inuu matalo ikraan aabaheeyd iyo amal ,ikraan , caruur yar yar iyo habar ayadana arinka laga dhaa dhici yay
waxaana imaaday cabdisalaam odayaashii matalayay waxayna soo bandhigeen in ay rabaan in ay gabadhan wataan
waana laga aqbalay waxaana la balamiyay maalinta khamiisa si uu u dhaco meherka+
waa yaab arinku wuu cakiranyahay xaajadu ma wanaagsaqna gabdhaha dhamaan weey ku qanceen kaartada ikraan weeyna ku faraxsanyihiin
dhamaanna waxeey matali doonaan maamulayaasha arooska meher galka ah _____
waxaa lagaaray waqtigii meherka, qola walba waxay isugu soo diyaariyeen si buuxda
aygoo horay u soowatay wadaadkii mehrin lahaa waxaana soo hor maray wiilka gabdha ay jeceshahay reer kooda waaana lasoo dhaweeyay halka ikraan ay ku jirto qol gooni wakiilna waxaa ah aabaheeda oo ayada hada looma baahna
nasiib wanaag waxaa ka soo qeeyb galay dhamaan dadka caam ka ah magaalada oo wiilka ayaa ka dhashay dad lacag lahaa waa hanade
waxaa lawada fadhiyaa qolka meherka_ meherkii wuu dhacay waxaana lagaya in xoogaa xalwo iyo biskid loo qeeybiyo martida dabadeed waxa istaagay gabar aad u aheeyd aftahansaneeyd ayadoo gashay madadaalo iyo ka qoslin dadka inyar kadib waxaa soo galay reerkii cabdi salaam waxeey moodaan in ayaga la sugaay meesha waxaa jooga in kabadan 200 oo gabdhood oo arinka lala socodsiiyay _
reerkii marka ay imaadeen waa la soo dhaweeyay waxa lageeyay qol gooni ah waxaana u tagay oday qaraabada ahaa isogoo u geeyay xooga marti qad ahaan+
dabadeed u sheegay in mar hore meherkii dhacay oo marti qadkii dhamaaday kana raalli noqdaan inta yar ee la siiyay odaygii yaab miyaa hee

indhaha ayuu tagay
wuxuuna ku yiri oo annga ayaaba gabadha na siiseen oo aad noo balanq aadeen waa maxaay meherka kale oo aad sheegeeyso
la soco qeeybta ugu dmbeeysa