maxaa soo kordhay

Maxaa soo kordhay. Waa barnaamij isbuuc la. Ah. Oo hawada soo galinay
Soomaaliya iyo waji cusub. Doorasha aya dhacday bishii aug 2012 waxaana ku guuleeysta xasan shiikh maxamuud. Oo ku cusbaa masraxa siyaasada soomaaliya layaabkuna wuxuu ahaa markii uu ka guuleeystay rugcadaa siyaasiyiin soomaali ah
Xasan shiikh maxamuud wuxuu soo magacaabay raisulwazaare kaasi oo adna ahaa nin aan hada loo saadaalin xilka uu helay balse warar ayaa sheegaya in xilka raisul wazaaraha loo rabay haweeneey soomaali ah lagu magacaabo caasho balse wada tashi balldhaan kadib waxaa suurta gashay in haweneydaasi ay ninkeeda keensato si loo siiyo xilka
Raisul wasaare shirdoon ayaa la horgeyay barlamaanka ayadoo aysan ahen sharciga dastuurka in raisul wasaaraha la horgeeyso baarlamaanka balse ay aheyd in raisul wazaaraha iyo wasiiradiisa mar qudha ay wada hortaagaan baarlamaanka balse ma nqon
Shirdoon ayaa. Bilaabay soo magacabista wasiiradiisa balse maxaa soo kordhay
Waxaa la yaab noqotay markii wasiirk arimaha dibada loo magacaabay haweeney soomaali ah. Oo ka soo jeeda gobolka waqooyi. Ee ismaamulka soomaalida la magac baxday soomaliland
Ayadoo isku heshay laba xil oo kala ah. Raisul wasaare ku xigeen ah na wasiirka arimaha dibada
Rabbi subxaanahu watacaalaa ma jecla qoom haweeney u talisay
Musiib iyo halaag baana ku dul habsada qoomkaasi
Maxaa soo korshay
Waxaa nagu soo korshay in tala soomaaliya ay ku soo biireen haweenka sheeganaya islaamka balse aan u hogaansamin amar alle