somaaliya soomaali baa leh

Muran kama taagna soomaali soomaali leh
Sir kala jirta iyo saadaal soo socota
Kuwa sarqaan san ba yimid sahal ka dhigay soowhintii
Anna sadarada ku bayaani baan is leeyahay hadeey suurta gal tahay
Sifada hadaan ku dhaqaaqo
Sida samaantu tahay
Sanweeyta kuwa.