ila qosol

abaarihii 2:00 am ayeey aheeyd
Markii aan arkayay riyadii iigu
wanaagsaneeyd
Dhib aya dhacay waxaan u jeeday gabadh qurux badan
marka ay qososhaa ciridku madow yahay
ilkuna cadaan Indhaha ay waayeeyn
yihiin
Sankuna taako jeedo
Qoortuna cambaaryo leedahay Markii ay i aragtay beey ii soo dhoola
cadeeysay ayadoo aqoon hore igu soo
raacday Waxaan ku mashquulay socodka
laaf
yahay sida ilaaheey u sameyay
Balse dhar baaxsho ayey ila dhacday Naxdin awgeeda waxaan ka kacay
hurdadii
Ilaa iyo iminka garan maayo wixii la igu
dhar baaxay