Xikmad

Alla ka cabso meel walba oo aad joogto xusuusnaaw geerida
Ka faaideyso bisha ramadaan
Ka noqon kuwa la nacladay
Sxb ha ka dhigan ruux xun
Lahaaw samir
Iska yareey xanaaqa
Iska cafi qofki ku dulmida
Hala caaytamin ruux duloobay